Degmooyinka dariska ah ee Dharkenley iyo Wadajir waxaa ka dhacay howlgalo kala duwan oo lagu dilay xubno ka tirsan dowladda Ridada federaalka.
Degmada Wadajir waxey ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ku dileen xubin ka tirsan howlwadeenada aqalka sare ee kooxda Ridada Murtadkaas oo lagu magacaabi jiray Muxamed Mahdi kaasi oo horay sidoo kale ula soo shaqeeyay dhowr wazaaradood,
Degmada Dharkenley waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Farmaajo, Mid ka mid ah Labada askari ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xuseen Cumar kaasi oo sigaar ah uga tirsanaa maleeshiyaatka isku magacaabar Harmacad.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa mudooyinkii dambe sii kordhiyay ugaarsiga ay ku hayaan saraakiisha iyo askarta kooxda Ridada Farmaajo.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.