Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay duqeyn ka dhacday gobalka Bari.
Duqeyntaan waxey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab la beegsadeen saldhiga askarta Ridada Puntland ee deegaanka Galgala oo ah deegaan hoosataga magaalada Boosaaso .
15 madfac ayey Mujaahidiintu ku garaaceen saldhiga waxeyna madaafiicdaan sababeen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed.
5 askari oo Ashahaado la dirirka Puntland ah ayaa ku dhaawacantay duqeynta kuwaasi oo loo qaaday magaalada Boosaaso.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah maamul gobaleedka Ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay Puntland.
Calamada.com