Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saacadihii lasoo dhaafay weerar qorsheysan ka fuliyeen deegaan ka tirsan gobalka Laamuu ee dalka Kenya.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen askarta saliibiyiinta kenya oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka taxsiiley ee gobalka Laamuu ee dhulka gaalada kenya xooga kaga heystaan muslimiinta.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas dhabba galka ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday 15 askari oo saliibiyiinta kenya ah, Waxeyna Mujaahidiintu soo ganiimeysteen agabyo kala duwan.
Weerarkan waxa uu kusoo aadayaa xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah saliibiyiinta kenya ee ay ka fulinayaan gobalada Laamuu iyo mandheere.
Calamada.com