Wararka ka imaanaya gobalka Mandheere oo ka mid ah dhulka kenya xooga kaga heysata soomaaliya waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaas ay ka dhaceen weeraro khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay dowlada Kenya.
Inta u dhexeysa deegaanada Ceel-Raamo iyo Bullo laban ee hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobolka Mandheera waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen weerar qorsheysan oo ay ku gubeen mid ka mid ah gaadiidka xamuulka ee askarta saliibiyiinta kenya.
Dhanka kale duleedka deegaanka Jabi ee hoostaga degmada Raamo ee Gobolka Mandheera waxaa ka dhacay howlgal qorsheysan waxey ciidamada Mujaahidintu gacanta ku dhigeen gaari qaad sida kaasi oo ay la socdeen Afar ruux oo nasaara ah iyo hal qof oo muslim ah.
Mujaahidiintu waxey gubeen gaariga oo nuuciisu ahaa Loor, Waxeyna dileen saddex ruux oo nasaarada kenyaatiga midkii afaraadna waa uu baxsaday waxeyna mujaahidiintu sii daayeen ruuxii muslimka ahaa ee la socday gaarigaas.
Weeraradaan waxey kusoo aadayaan xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ay ka fuliyaan dhulka NFD iyo gudaha dalka Kenya.
Calamada.com