Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka aroortii weerar xoogan kula jarmaaday deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.
Deegaanka waxaa saldhigyo iyo difaacyo waaweyn ku leh maleeshiyaatka dowlada Ridada waxa uu weerarkan ku bilowday Labo qarax oo aad u xoogan kuwaasi oo loo maleynayo iney ahaayeen Labo Camaliyaad Istish haadiyo ah oo lagu daah furay weerarka culus.
Dhawaaqa labada qarax waxaa si aad ah looga maqlay inta badan gobalka Shabeelada hoose iyo deegaano badan oo dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com