Taliska ciidamada ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa goor dhow soo saaray warsaxaafadeed muhiim ah oo uu kaga warbixinayo howlgal Istish-haadi ah oo ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen xarunta Iskool Bulisiyo degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho.
Taliska ayaa xaqiijiyay in camaliyadda oo uu fuliyay walaal mujaahid oo ka tirsan guutada istish-haadiyiinta mujaahidiinta ay beegsatay saraakiil iyo askar ka tirsan murtadiinta, khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac Riddada gaaray in uu jiro ayuu talisku xaqiijiyay.
Halkan Ka Degso Bayaanka, Ama Hoos ka Akhriso.