
iska hor’imaadka oo mudda daqiiqada ah socday ayaa yimid kadib markii ciidamada Melleteriga ay diideen amar uga yimid maleeshiyaadka ‘Xasilinta Caasimadda’ oo ahaa in ay hubka dhigaan sidaasna waxaa ku bilaawday dagaal labada dhinac dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyay.
Isku socodka gaadiidka dadweynaha isgoyska Sanca ayaa muddo saacad ah hakad kujiray kadib markii iska hor’imaadku bilaawday balse markii dambe ayay xaaladdu caadi kusoo laabatay.
Maalintii shalay ayeey aheed markii iska hor,imaad gudaha degmada Waabari ku dhexmaray maleeshiyaatka Milatariga iyo kuwa Xasilinta ee dowlada Ridada ay isaga dhaawaceen Saddex askari.
Calamada.com