Waxaa sii kordhay khasaaraha maleeshiyaatka dowlada lagu gaarsiiyay dagaalkii cuslaay ee saaka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay kula jarmaadeen deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in dhimashada askarta dowlada Ridada looga dilay dagaalka Bariire ay gaartay Afartan Iyo Saddex askari waxeyna ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gacanta ku dhigeen Kow iyo Toban askari iyo keyd hub ah.
Dhanka kale Afhayeenka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo goordhaw shir jaraa,id u qabtay warbaahinta ayaa si faahfaahsan kaga hadlay dagaalka saaka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay kula jarmaadeen deegaanka Bariire.
Goordhaw Filo Shirka Jaraa,id Ee Sheekh Cali Dheere.
Calamada.com
Allhu akbar
Ku soo dhawaada jaxiimo murtadiin