Warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa caawa baahisay, qeybta 02-aad sisilado taxane ah oo ciwaankoodu yahay “TAXANAHA BAKOOL” kuwaas oo lagu soo bandhigayo harumarka ka jira deegaanno iyo degmooyin katirsan wilaayada islaamiga ah ee Bakool.
Xalqada 02-aad waxaa lagu soo qaatay magaalada Ceel-Ansaar oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla wilaayada islaamiga ah ee Bakool, taas oo ku tallaabsaneysa horumar dhinacyo kala duwan leh.
Xigasho Al-furqaan.