Saraakiil iyo madax murtadiin ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday camaliyada Inghimaasiga ah ee ay ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen kana wadaan dhismaha Riddada ku caweynayeen ee kuyaal xeebta Liido ee Muqdisho.
Saraakiisha ku dhaawacantay howlgalkan waxaa ka mid ah taliye ku xigeenka hayadda ashahaada la dirirka NISA ee gobolka Banaadir murtad Ibraahim Sheekhaal iyo saraakiil iyo madax kale oo sar sare oo Riddada ka tirsan.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay dhismaha murtadiinta ee kuyaal xeebta Liido ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna halkaasi Allaah fadligiis ka wadaan howlgal toogasho ah oo ka dhan ah madaxda Riddada, la soco wixii soo kordha insha’Allaah.