Taliska ciidanka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow soo saaray warsaxaafadeed si horudhac ah loogu faahfaahiyay weeraradii cagmarinta ee ay ciidamada mujaahidiintu xeryaha maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Aboorey ee dhacda duleedka degmada Buulo-burte ee wilaayada Hiiraan.
Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in weerarada cagmarinta ah Allaah fadligiis lagu dilay 51 murtadiin ah oo isugu jira askar iyo saraakiil ciidan, talisku wuxuu sheegay in tiradan horudhac tahay, halka sidoo kale lagu dhaawacay kuwa kale oo maleeshiyaadka Riddada ah ula carareen dhanka Buulo-burte, sidoo kalena ciidamada mujaahidiintu ay gacanta ku dhigeen hub, saanad iyo gaadiid dagaal oo laga ghaniimaystay cadawgii jabay.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin.
Ama Hoos Ka Akhriso.