Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saaka aroortii weerar culus oo cag marin ah kula jarmaadeen xerada askarta burundi ee deegaanka Ceelbaraf oo ah deegaan hoostaga degmada Mahadaay ee wilaayada Shabeelada dhexe.
Weerarka cag marinta ah ayaa lagu daahfuray camaliyad Istish-haadiyo ah, Iyadoo dhawaaqa qaraxa camaliyadda si aad ah looga maqlay deegaano ka kala tirsan wilaayaatka Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.
Camaliyadda Istish-haadiyada kadib waxaa xerada u daatay ciidamada Mujaahidiinta, Waxaana wararka hordhaca ah xaqiijinayaan in kufaarta burundeyska khasaara xoogan lagu gaarsiiyay weerarka camaliyadda istish-haadiyada ah lagu daahfuray.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com