Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay Allaah fadligiis saaka weerar cagmarin ah ku qaadeen xero maleeshiyaadka murtadiintau ku leeyihiin duleedka deegaanka Xawaadley ee dhaca wilaayada Sh/dhexe.
Xerada cagta la mariyay waxaa ku sugnaa maleeshiyaad kala duwan oo murtadiin ah oo hal Urur ka kooban, waxaana mujaahidiinta u suuragashay inay gabi ahaan cagta mariyaan oo la si buuxda ula wareegaan gacan ku haynta xeradaasi.
Dhimashada horudhac ah waa 15 murtad oo gudaha iyo bannaanka xerada daadsan, sidoo kale waxaa jira tiro askar murtadiin ah nolasha lagu qabtay.
Sidoo kale qarax ka dhacay duleedka deegaanka Xawaadley waxay ciidanka Shabaabul Mujaahidiin la beegsadeen murtad Muuse Qooqane oo ah guddoomiye ku xigeenka Riddada ee deegaanka Xawaadley, murtadka oo mooto watay waxaa la socday labo askari oo Istaafkiisa ah.
Murtad Muuse Qooqane iyo istaafkiisii qaraxa ayey ku wada dhinteen, Mootadiina wey burburtay, Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah oo ka dhacay duleedka Xawaadley ku dileen murtad Cali Shire oo ahaa sarkaal Taliye Hoorin, waxay sidaas tirada guud ee cagmarinta lagu dilay iyo sidoo kale qaraxyada ka dhacay duleedka deegaanka Xawaadley ku noqonaysaa 19 xubnood oo murtadiin ah oo laba ka mid ah ay yihiin saraakiil sare.