Waxaa la faafiyay sawirrada sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Miir-taqwa ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo ay isaga carareen maleeshiyaadka murtadiinta, kaddib markii ay soo wajahday cabsi ay ka qabaan weerarada mujaahidiinta.
Hoos ka daawo sawirrada la wareegitaanka ciidamada mujaahidiinta ee Miir-taqwa.