Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan mujaahidiinta Nusratul islaam wal-muslimiin, ayaa weerar culus oo cagmarin ah ku qaaday saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta Maali.
Weerarkan barakaysan oo ahaa mid si wayn loo qorsheeyay, waxay mujaahidiintu shaaciyeen inay ka qayb qaadatay mid ka mid ah saraayaadka mujaahidiinta, taas oo Allaah fadligiis cagta marisay si buuxdana ula wareegtay gacan ku haynta saldhigga ciidanka Mali ee tuulada Koriforkola ee ka tirsan gobolka Kolikora ee dalkaas Maali.
Weerarkan barakaysan, waxaa Allaah fadligiis lagu dilay ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Mali, sida ay mujaahidiintu ku xaqiijiyeen bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta.
Marka laga soo tago khasaaraha dhimasho ee weerarkan, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiinta Allaah fadligiis gacanta ku dhigeen oo ay soo qaniimeysteen 12 gaari oo kuwa ciidanka ah, 14 qori oo Dhashiike ah, 8 qori oo BKM ah, 38 qori oo AK47 ah, 5 qori oo RBG ah, madaafiic hoobiyeyaal tira maleh, madaafiicda SPG iyagana sidoo kale tiro maleh, 250 sanduuq oo rassaas ah.
Waxay sidoo kale mujaahidiintu shaaciyeen inay gacanta kusoo dhigeen laba askari oo nool intii uu dagaalku socday, halka ay maleeshiyaadkii saldhigga isaga cararay ay goobta uga tageen 16 gaari, kuwaas oo ay mujaahidiintu gubeen, waxay sidoo kale mujaahidiintu sheegeen in howlgalkan barakaysan ee cagmarinta ah uu kaga shahiiday hal walaal Alle haka aqbalee.
Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta oo doorkeeda iclaamiga ah qaadanaysa ayaa baahisay sawirrada, qanaa’imta kala duwan ee lagu soo furtay weerarkaan barakaysan, waxaana sawirradaas ay soo bandhigtay ka mid ah, hubka culus, midka fudud iyo rassaas aan tira lahayn, waana mid ah mid ah weerarrada ugu wayn ee cagta lagu mariyay murtadiinta Maali, hubkii ugu badnaana ay mujaahidiinta Maali kusoo qaniimeystaan.
Hoos Ka Daawo Xogta Iyo Sawirrada.