Allposts Sawirro Warar Sawirro: Magaalada Ceelbuur Iyo Sida Looga Ciiday. July 31, 2020 Magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgduud waxay ka mid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Adxaa. Kumanaan qof ayaa fagaare weyn ku tukaday waxaana waddooyinka magaalada Ceelbuur lagu arkayaa shacab si heer sare ah udamaashaadaya. Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud ayaa shacabka magaalada kala qeyb qaadanayay farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa. Halkan Ka Daawo Sawirrada Ciidul Adxaa. Continue Reading Previous: Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Buq’aqable.Next: Sawirro: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga ciiday. Related Stories Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-08-1446-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-08-1446-Hijri. February 19, 2025 Askari Lagu Khaarajiyay Afgooye Iyo Dagaallo Markale Ka Dhacay Sh/dhexe. Allposts Warar Askari Lagu Khaarajiyay Afgooye Iyo Dagaallo Markale Ka Dhacay Sh/dhexe. February 19, 2025 Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-08-1446-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-08-1446-Hijri. February 18, 2025