Allposts Sawirro Warar Sawirro; Magaalada Ceelbuur Iyo Fantasiyo Qeyb Ka Ah Dabaal Daga Ciidul-adxaa. August 1, 2020 Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgudud waxaa ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud. Shacabka ayaa soo bandhigay ciyaaro kala duwan oo qeyb ka ah fantasyaha munaasabadda ciidul Adxaa waxaana ciyaarahaas kamid ahaa dheri jabinta,xarig jiidka iyo kuwa kale. Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Mahrajaanka Ceelbuur. Continue Reading Previous: Mu’assasada Al-Kataa’ib Oo Ballan Qaaday Filim Cusub.Next: Sawirro; Fantasiyo Gabagabo U Ah Ciidul Adxaa Oo Lagu Qabtay Buq-aqable. Related Stories Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-08-1446-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-08-1446-Hijri. February 19, 2025 Askari Lagu Khaarajiyay Afgooye Iyo Dagaallo Markale Ka Dhacay Sh/dhexe. Allposts Warar Askari Lagu Khaarajiyay Afgooye Iyo Dagaallo Markale Ka Dhacay Sh/dhexe. February 19, 2025 Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-08-1446-Hijri. Allposts Dhageysiga Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-08-1446-Hijri. February 18, 2025