Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen gudaha degmada Wadajir ee magaaladan muqdisho ayaa waxey ku dileen sarkaal ka tirsanaa dowlada federaalka.
Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray axmed cali ayaa ahaa taliye hoorin ka tirsanaa ciidanka gorgor ee ay tababartay dowladda cadowga ah ee Turkiga.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee dilay sarkaalka ayaa hosay usii ganiimeystay biskoolad uu ku hubeysnaa, Waxa uuna axmed cali caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka.
Dilka sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli habeenkii xalay qarax lala beegsaday fariisin maleeshiyaatka dowlada ridada ay ku leeyihiin halka loo yaqaano cali agoon oo ka tirsan xaafada suuqa xoolaha degmada hilwaa ee muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.