Deegaanka Cadow dibille ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada shabeelada hoose waxaa habeenkii xalay qarax lagula beegsaday kolanyo ka tirsan askarta shisheeyaha.
Qaraxa oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay deegaano hoostaga degmada afgooye ayaa sababay khasaara baqti ah oo soo gaartay kufaarta afrikaanta.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku baqtisay saddex sarkaal oo Yugandheys ahaa kuwaasi oo ahaa saraakiil miina baarayaal ah.
Dilka saraakiisha yugandheyska ah ayaa kusoo aadaysa xilli maalmo ka hor ciidamada Mujaahidiintu cagta mariyeen tuula ay degaan saliibiyiinta kenya oo ku taala gobalka Laamuu waxeyna mujaahidiintu howlgalkaas ku gubeen hal gaari iyo labo mooto iyagoona mooto kale soo ganiimeystay.
Calamada.com