Ciidamada Xarakada Mujaahdiinta Alshabaab waxey maanta howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanka siinka dheer ee duleedka magaaladan muqdisho waxey ku dileen sarkaal ka tirsanaa dowlada federaalka.
Sarkaalka lagu dilay siinka dheer ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay cali waxa uu sigaar ah kaga tirsanaa saraakiisha Harmacad ee booliska gaarka kooxda ridada ee soomaaliya.
Dhanka kale waxaa sii kordhaya khasaara ridada lagu gaarsiiyay weerar qorsheysan oo shalay galab ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen inta u dhaxeysa isbitaalka dayniile iyo deegaanka Saqiira.
Weerarkaas waxey mujaahidiintu ku dileen Lix murtad uu ku jira taliyihii amniga degmada dayniile kaasi oo lagu magacaabi jiray cabdi samad ugaas xaashi.
Sidoo kale weerarka dayniile oo isugu jiray kamiin iyo dagaal toos ah waxaa lagu dhaawacay labo askari oo ridada ah, Waxeyna Mujaahidiintu howlgalkan kusoo ganiimeysteen labo qori oo AK47 ah.
Muuse Malaay.
Calanada Online.
Mogadishu, Somalia.