Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho kaasi oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada iyo qeybo ka mid ah duleedka magaalada Muqdisho.
Warar hoose ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday dhismo ku yaala garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw xerada Xalane’waxaa sidoo kale jira qarax labaad oo si aad ah looga maqlay magalada oo ka dhacay agagaarka eleboorlka Muqdisho.
Si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha nooca qaraxa iyo goobta sida gaarka ah loola beegsaday.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.