Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey qarax la beegsadeen saraakiil iyo askar sigaar ah u tababartay dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Weydow ee dhaca duleedka magaaladan Muqdisho, Iyadoona qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac Murtadiinta ah.
3 Askari oo ahaa ciidanka Ridada ee Mareykanka uu tababaray ayaa qaraxa lagu dilay waxaana ku dhaawacmay Labo Murtad uu mid yahay sarkaal Labo xidigle ah oo lagu magacaabo Aadan Baaruud.
Qaraxan waxa uu imaanayaa xilli habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal toos ah ku qaadeen fariisinka askarta Federaalka ee daaraha Ceymiska degmada Yaaqshiid ee magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.