Qarax ayaa lala beegsaday kolanyo askar kenyaati ah oo kasoo baxday xerada koomoole kuna sii jeeday deegaanka kaambooni ee dhaca xad beenaadka u dhaxeeya gobalka jubbada hoose iyo dhulka kenya ay xooga kaga heysata soomaaliya.
Qaraxa waxa uu haleelay gaari kooyal ah oo qori uu saarnaa waxaana gabi ahaan goobta ku gubtay gaariga iyo qorigii saarnaa, Iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano ka fog fog goobta uu ka dhacay.
Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxan khasaara culus lagu gaarsiiyay saliibiyiinta Kenya, Waxa uu qaraxan kusoo aadayaa xilli mujaahidiintu ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah saliibiyiinta kenya.
Calamada.com