Howlgal qorsheysan oo qarax ah ayay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha degmada Beled-xaawo ee wilaayada Gedo, waxaana lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, halkaas waxaa ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal xooggan oo toos ah ku qaadeen ciidamada xabashida Itoobiya ee ku sugan degmada Garbahaareey, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaallo culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee deegaanka Danow iyo sidoo kale saldhigga murtadiinta ee degmada Jannaale.