Ciidamada guutada qaraxyada ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada islaamiga ee Banaadir, ayaa howlgal qarax ah oo culus la beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa xaafadda Gubta gaar ahaan Tiida, halkaas oo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen maleeshiyada Riddada.
Inta la xaqiijiyay howlgalkan qarax ah waxaa ku nafwaayay ugu yaraan hal askari oo ka tirsan maleeshiyadii kooxda Riddada ee weerarka lala beegsaday, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Indhoos, waxaa sidoo kale howlgalkaasi ku dhaawacmay ilaa laba askari oo murtadiin ah.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Sh/hosoe, ayaa dagaal culus oo toos ah waxay ku qaadeen xero ciidan oo saliibiyiinta Yugaandha ka degganyihiin deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.