Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen saldhig bari ee magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, ayaa lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana lasoo wariyay in uu khasaare jiro.
Ciidamada mujaahidiintu waxay sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay dagaallo culus oo safmareen ah ku qaadeen xeryaha maleeshiyaadka murtadiinta ee xaafadaha Towfiiq iyo Makuudo ee magaalada Baydhaba iyo xerada murtadiinta ee Ceel-hindi ee degmada Qansaxdheere.
Dhanka Sh/hoose, ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay dagaallo culus ku qaadeen saldhigyada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley, Airport-ka degmada Baraawe iyo degaanka Buur colow ee hoostaga isla degmadaasi Baraawe.