Ciidamada guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, waxay howlgal qorsheysan oo qarax ah ka fuliyeen degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, wuxuuna beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha Jannaale, waxaana halkaas ku dhaawacmay ilaa 4 askari oo murtadiin ah.
Weerarkan qaraxa ah ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada guutada madaafiicda mujaahidiintu ay madaafiic ku garaaceen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin duleedka magaalada Buul0-burte ee gobolka Hiiraan, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Riddada.