Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab ayaa saaka weerar kala duldhacay xero Millatari oo maleeshiyaadka Gorgor ay ku lahaayeen deegaanka Burdaar ee duleedka Beledwayne.
Mujaahidiinta ayaa sheegay in ay la wareegeen dhammaan xerada iyo wixii dhex yaallay ee gawaari iyo sahay ahayd, waxana dhammaan dhagta dhiiga loo daray ciidamadii xerada ku sugnaa oo wax la dilay iyo wax carar u qaybsamay.
Mujaahidiinta ayaa haatan kala guraya qaniimadii goobta laga helay oo ahaa mid aad u faro badan, waxana goobta daadsan maydad aad u tiro badan oo ka mid ah kuwii uu soo anshax xumeeyay Turkigu, wixii faahfaahin ah halkan kala soco oo ka dhagayso wararkeena iyo barnaamijyada aan soo gallino.