Mu’asasada Alkataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahisay muuqaal cusub oo ay kusoo bandhigayaan weerar lagu qaaday mid ka mid ah fariisimaha ciidamada DFS ee Sh/dhexe.
Muuqaalkan oo ah mid kooban ayaa lagu soo bandhigayaa weerar cag marin ah oo ciidan Al-Shabaab ku qaadeen fariisinka ciidanka DFS ee deegaanka Caliyaale ee gobolka Sh/dhexe.
Wuxuu Muuqaalku soo bandhigayaa meydadka askarta dowlada ee lagu dilay dagaalka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo daabunaya agabkii iyo saanada ciidanka ee goobta looga cararay.
Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Cali Yaale.
Halkan Kala Eeg Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Cali Yaale.
Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib Ee Weerarka Cali Yaale.