Mu’asasada Al-kataa’ib Garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa goordhaw ballan qaaday iney baahindoonta filim cusub oo xiiso leh.
Filimkan oo ah qeybta Shanaad ee Silsiladda (من العز ثغور )ayeey Mu’asasada kusoo bandhigi doontaa Liwaa’a Al-qudus ee Buuraha Goolis waana filim xiiso gaar ah xambaarsan.
Webseydka Calamada waxa uu u ballan qaadayaa Akhristayaashiisa iyo dhageystayaashiisa inuu usoo gudbin doono Filimka markii ay baahiso Mu’asasada Al-kataa’ib Inshaa Allaah.
Calamada.com
in shaa Allah waan sugeynaa