Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saacadihii lasoo dhaafay howlgal gaar ah ka fuliyeen degmada wadajir ee magaalada Muqdisho kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Howlgalkan waxey Shabaabul Mujaahidiin sigaar ah ugu dileen Maxamuud Xuseen Maxamed oo ka mid ahaa ergooyinka dooranaya xildhibaanada cusub ee kooxda ridada soomaaliya.
Ninkan lagu dilay degamda wadajir ayaa sidoo kale ka mid ahaa ergooyinkii hore ee soo dhisay xildhibaanada waqtigeeda uu dhamaaday.
Maalmo ka hor ayay aheed markii ciidamada Mujaahidiintu ay gudaha degmada dayniile ku dileen Cabdi Gaabow oo sidoo kale ka mid ahaa ergada cusub ee soo dooraneysa xildhibaada cusub ee ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu Somalia.