Howlgal gaar ah oo ciidamo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin fuliyeen ayaa lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed (Siigaalle), kaasi oo ahaa guddoomiyaha maamulka Riddada Jubaland ee deegaanka”Wadajir” ee hoos tagta magaalada Dhobley ee gobolka Jubada Hoose.
Howlgalka oo ka dhacay isla deegaanka Wadajir ayay Allaah fadligiis ciidamada mujaahidiintu kusoo qaniimeysteen laba qori oo ah nuuca AK-47, iyo gaari Succeed ah oo uu lahaa murtadka la khaarajiyay.
Howlgalkan gaarka ah ee ka dhacay deegaanka Wadajir ee Jubbada hoose, ayaa qayb ka ah weerarada abaabulan ee ay ciidamada mujaahidiintu ku beegsanayaan saliibiyiinta duullaanka ah iyo murtadiinta dabadhilifka ah, howlgalkii kan ka horreeyay oo qarax ahaa ayaa ka dhacay gudaha degmada Waajid ee Bakool, waxaana lagu dilay ugu yaraan 3 askari oo Itoobiyaan ah, halka lagu dhaawacay 8 kale.