Weerar qorsheysan oo xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen gudaha degmada Buurhakabo ee wilaayada Baay waxey ku dileen gudoomiyihii maxkamada maamul gobaleedka koonfur galbeed ee degmadaas.
Manuur sheekh yuusuf waa murtadka xalay lagu dilay degmada buurhakabo waxa uu ahaa gudoomiyaha maxkamada degmada buurhakabo ee maamul gobaleedka gaala raaca ah ee isku magacaabay koonfur galbeed.
Dilka Manuura waxa uu kusoo aadayaa xilli qarax lagu gubay gaari ay la socdeen askarta burundi kaasi oo ka dhacay wadada isku xirta deegaanka Golaleey iyo magaalada Muqdisho.
Sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay deegaanka Awdheegle ee wilaayada shabeelada hoose waxaa ku dhaawacmay shan askari oo murtadiin ah.
Calamada.com