Ciidamada guutada madaafiicda Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe, waxay saacadihii lasoo dhaafay duqeeyeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku leeyihiin degmada Aadan-Yabaal, waxaana jira khasaaro kala duwan oo murtadiinta soo gaaray.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qorsheysan oo qarax ah la bartilmaameedsadeen guri uu magaalada Baydhaba ka daggan yahay maareeyaha garoonka magaaladaasi murtadka lagu magacaabo Isxaaq Moola Madow.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiinta qarax kale ku weerareen goob dadka ay ku baaraan maleeshiyada Ridada gaar ahaan kuwa ashahaada la dirirka ah ee NISA oo kutaal gudaha magaalada Baydhaba, khasaare dhimasho iyo mid dhaawac ah ayaa maleeshiyaadkaasi soo gaaray.