Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saaka aroortii dagaallo culus oo saf ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada askarta Jubbo-land ee duleedka magaalada Muqdisho.
Saldhigyada Mujaahidiintu ay weerareen ayaa kala ah saldhigyada deegaanada Garaska,Buundada Daariq iyo Sigaleer oo wada ah deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaaladaas safka ah lagu dilay 7 askari oo Murtadiin ah waxaana lagu dhaawacay 10 askari oo isla Ridada ah.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey sidoo kale nolasha ku qabteen hal askari oo Murtad ah, Waxeyna ganiimeysteen 6 qori AK47 ah iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
Weerarkan ka dhacay duleedka Kismaayo waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu weerar ay ka fuliyeen deegaanka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo ay ku dileen Labo askari oo Ridada ah.
Calamada.com