Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya waxey sheegayaan in deegaankaasi uu ka dhacay iska hor,imaad xoogan oo khasaara dhaliyay.
Iska hor,imaadkan waxa uu deegaankaasi ku dhexmaray maleeshiyaat kala taabacsan maamulada Galmudug iyo midka Suufida oo labaduba ah maamulo ay dhisatay dowlada Xabashida Itoobiya.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in iska hor,imaadkaasi ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhawaad Labaatan ruux oo isugu jirta dadka deegaanka iyo maleeshiyaatka dagaalamay.
Maleeshiyaatka Mushrikiinta iyo kuwa Ashahaado la dirirka Galmudug oo wada ah maamulo dabo dhilifyo u ah dowlada Itoobiya ayaa mudooyinkii dambe isku heystay gacan ku heynta iyo maamulida deegaanka Xeraale taasi oo ugu dambeyntii sababtay in maanta ay kuwada dagaalamaan deegaankaasi.
Dhanka kale saldhiga magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ku dagaalamay maleeshiyaat kala taabacsan dowlada Ridada Federaalka iyo maamulka Hiirshabeelle oo labaduba ah maamulo u adeega shisheeyaha soo duulay kuwaasi oo isku khilaafay cidda maamuleyso saldhigaasi.
Calamada.com
Allha isku baabi’yo gaalo raacyada daba dhilifyada xunka ah