1 thought on “Howlgal Inqimaasi (Xoog Ku Gal Ah) Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho.

  1. Mashaqada aduunyada cabdaw galinba waa meele
    Moogaysi weeyiyo niniyo shubid madaal kiise
    Muran iyo dagaalaa jiriyo dhagar maleeg nayde
    Murtad gaal kuhoos jira nin dilay maati muu jatine
    Miisaanku duuluu kadhumay muran madaa yaane
    Ninay macatab ley taakulayn maahan gacal kaye
    Hadii wiil is miidaamiyiyo miino lagu laayo
    Hoteelada majuustaa xirtee dayrka sare meershay
    Muslim inay yihiin kii qiree muran lasoo taagan
    Sandiiq maradi culumada xirtoo miiran wee yaane
    Ma asmicin mana aqbalin fansalakh murama diisiiye
    Waa niman qalbiga maar kortoo daxal madoo bayne
    Mushrik iyo qubuuriga ayey madal wadaa gaane
    Mashaayiikhda doorada kufriga maal gashiga mooday
    Shareecda kuwaa maariqee maasha guranaaya
    Madoobiyo bashiir axmed salaad moholka baaruuda
    Muftigooda nayroobiyee dhiiga miisaayey
    Maxfalada dicaayadahay abid ma caac layni
    Musuq maasuqay qayb kayiin madaxya wayn tiiye
    Malax baa qalbigay jiifsatiyo meesha laab taahe
    Muran kama qabaan gaal murtada maamul xumi diise
    Hinaasaha ma, wiga sheekh xasaan maahir kaa dhibaye
    Caalim muuqda inu yahay kurtood waw mar
    Afartaa tixahan marinjiriyo mooshin kay gii dheh
    Murtad kay xasuuqeen ragii mahad ilaahay dheh
    Anoo dhabu maqsuudiyo islaam muxuba diisiidheh
    Murtadiin dhamaatiyo kafaro mayd u yaal yaaldheh
    Masaar gaab quraafiya anaan muranki doonayne
    Anigaan macaash aan badnayn maraxsi doonayne
    Anaan macatab leey gaalihiyo rabin majuustiiye
    Sidaan uga maqsuudiyo farxado mahad Ilaahaydhee
    Mandha bay midii lagu dhigiyo muruqyo goyn tiidheh
    Balidoogle mayd kii waraa milic sigiisii dheh
    Hadaan murano gaal mirifle madaxan goynaaye
    Intay cadawga daba mooshayaan mayd unbaw warane
    Maqal dhigi gaba waa inaan arag maqsuudayne
    Mushrik iyo qabuuriyo murtad madaxya wayn gaalo
    Murigiyo baroor waxan ahayn eega maya weeye

Comments are closed.