Ciidamo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee mujaahidiinta ayaa caawa howlgal barakaysan oo Inqimaasi ah ka wada magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, halkaas oo ay ku beegsadeen saraakiil murtadiin ah.
Howlgalkaan Inghimaasiga ah ayaa si gaar ah uga socda dhisme kuyaal xeebta Liido ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana howlgalka uu ku billowday camaliyad Istish-haadi ah waxaa xigay ciidamo ka tirsan Inqimaasiyiinta oo u daatay dhismaha.
Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa Andalus la hadlay, waxay xaqiijiyeen in howlgalka uu Allaah fadligiis si habsami leh u socdo, mujaahidiintuna ay toogasho ku gaysanayaan saraakiil iyo madax kala duwan oo ku caweynayay dhismaha la beegsaday.
La soco wixii soo kordha insha’Allaah.