Barnaamijka Tartan aqooneedka Andalus waa barnaamij aad u xiiso badan oo sannadkiiba mar ay qabato idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus, waana barnaamij ay ku tartamaan bulshada wilaayaadka islaamiga ah, sannadkan waxaa barnaamijka ku tartamaya 2 majmuuco oo matalaya 11-ka wilaayo ee koonfurta iyo bartamaha Somalia.
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 06-aad Ee Barnaamijka Tantan Aqooneedka Andalus.