Barnaamijka Tartan aqooneedka Andalus waa barnaamij aad u xiiso badan oo sannadkiiba mar ay qabato idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus, waana barnaamij ay ku tartamaan bulshada wilaayaadka islaamiga ah, sannadkan waxaa barnaamijka ku tartamaya 2 majmuuco oo matalaya 11-ka wilaayo ee koonfurta iyo bartamaha Somalia.
Majmuucada (B) oo ay ku jiraan ilaa shan wilaayo ayaa xalay isku arkay tartan-aqooneedka Andalus 1446 Hijri, waxaana tartameyaasha ka kala socda shantaasi wilaayo la waydiinayay min laba su’aalood oo ay xaq u leeyihiin, habeenka xigtana waxaa qaadan do0na majmuucada (ALIF).
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 03-aad Ee Barnaamijka Tantan Aqooneedka Andalus.