Barnaamijka Tartan aqooneedka Andalus waa barnaamij aad u xiiso badan oo sannadkiiba mar ay qabato idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus, waana barnaamij ay ku tartamaan bulshada wilaayaadka islaamiga ah, sannadkan waxaa barnaamijka ku tartamaya 2 majmuuco oo matalaya 11-ka wilaayo ee koonfurta iyo bartamaha Somalia.
Majmuucada (Alif) oo ay ku jiraan ilaa lix wilaayo ayaa xalay lagu daahfuray su’aalaha, waxaana tartameyaasha ka kala socda lixdaasi wilaayo la waydiinayay min laba su’aalood oo ay xaq u leeyihiin, habeenka xigtana waxaa qaadan do0na majmuucada (Ba).
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 02-aad Ee Barnaamijka Tantan Aqooneedka Andalus.