Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay howlgal qarax ah la beegsadeen guriga uu magaalada Baydhabo ka daggan yahay guddoomiyaha baarlamaanka kooxda Riddada Soomaaliya murtad Aadan Madoobe.
Saraakiil ka tirsan ciidamada mujaahidiinta oo la hadlay idaacadda islaamiga ee Al-andalus, waxay xaqiijiyeen in xilliga qaraxu dhacayay ay guriga ku sugnaayeen maleeshiyaad ilaalo ah, kuwaasi oo uu gaaray khasaare kala duwan.
Dhanka Gedo, ciidanka mujaahidiintu waxay saaka howlgal qorshaysan oo qarax ah la beegsadeen ciidamo ka tirsan saliibiyiinta Itoobiya, kuwaasi oo ku lugeynayey gudaha degmada Baardheere ee wilaayadda Gedo, waxaana jira khasaare gaaray ciidankaasi.