
Wariye ku sugan gobolka Bay ayaa soo sheegay in qarax maanta ka dhacay meel ku dhow suuqa Buurhakaba ay ku dhaawacmeen ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed isku magacaabay.
Qarax kale oo shalay gelinkii dambe dhacay ayaa la sheegay in uu ka badbaaday guddoomiyaha cusub ee dhawaan degmadaasi loosoo magacaabay kadib markii qarax lagu dilay guddoomiyihii hore.
Mas’uuliyada Qaraxyadaan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo dagaal culus kula jirta shisheeyaha dalka kusoo duulay iyo daba dhilifyada la shaqeeya shisheeyahaasi gaalada ah.