Weerar qorsheysan oo maanta ka dhacay gudaha degmada Kaaraan ee magaaladan Muqdisho waxaa lagu dilay Geeseey Cusmaan Cabdulle.
Geesey ayaa ka mid ahaa ergada xildhibaanada ridada gaar ahaa kuwa laga soo doorta dhanka maamul gobaleedka gaala raaca ah ee isku magacaabay Hirshabeelle.
Mas’uuliyadda dilka murtadkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Waxa uu dilkiisa kusoo aadayaa xilli Mujaahidiintu ay sii kordhiyeen ugaarsiga ergada xildhibaanada dowlada federaalka.
Maalmo ka hor ayey aheed markii ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab magaaladan Muqdisho ku dileen Aweys Eybakar Sheekh oo isna ka mid ahaa ergada xildhibaanada ridada qeybta hirshabeelle.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.