Waxaa sii kordhaya khasaaraha shisheeyaha lagu gaarsiiyay labo qarax oo saaka ka dhacday duleedka magaalada Muqdisho.
Deegaanada ceelasha biyaha iyo xaawa cabdi oo wada dhaca wadada isku xirta muqdisho iyo afgooye waxaa labo qarax lagula beegsaday kolanyo sahay waday oo kufaarta afrikaanta ah.
Labada qarax waxaa lagu burburiyay labo gaari oo kala ah Taw iyo mid booyad ah oo kufaarta ay shidaal ku siteen.
Sidoo kale waxaa qaraxadan ku baqtiyay shan askari oo Yugandheys ah, Waxeyna shisheeyaha jiiteen haraadiga labadii gaari ee qaraxyada looga gubay.
Qaraxyadan waxey kusoo aadayaan xilli Shabaabul Mujaahidiin xalay gudaha magaaladan Muqdisho gaar ahaan agagaarka masjidka Biimaalow ee degmada howlwadaag howlgal ay ka fuliyeen ku dileen askari ka tirsanaa ridada federaalka mid kalane wey ku dhaawaceen.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.