Qarax lala beegsaday xubno ka tirsan maamulka gobaleedka isku magacaabay hirshabeelle ayaa ka dhacay gudaha degmada jowhar ee sheebalada dhexe.
Qaraxan waxaa ku dhaawacmay labo xildhibaan oo ka tirsan golaha dhawaaqiida ashahaado la dirirka hirshabeelle iyo sidoo kale sarkaal ciidan iyo mid ka mid ah ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada ridada.
Halkan Ka Dhageyso Xog Dheeraad Ah Oo Qaraxa Jowhar Ku Aadan.
Calamada.com