Idaacadda Islaamiga Al-andalus waxey idiin soo gudbineysaa silsilado wareysiya ah oo ay la yeelatay maxaabiistii ay Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalkii ka dhacay xabsiga ugu weyn ee magaalada Boosaaso 21-kii bisha Rajab sanadka 1442-Hijri.
Nuur cabdi raxmaan waa qof shacab ah oo deegaan ahaan kasoo jeeda degmada Jarati gobalka Afdheer ee dhulka Soomaali galbeed ee ay xooga ku heysato xabashida Itoobiya.
Nuur Cabdi raxmaan waxa uu si dulmi ah xabsiga ugu weyn magaalada Boosaaso oo ah xabsi caan ku ah fadeexadda iyo arxan darada ugu xirnaa muddo sanad iyo lix bilood ah waxeyna ka qabteen magaalada Boosaaso xilli uu doonayay inuu u tahriibo dalka sacuudi carabiya tahriibkaas oo ahaa sababtii uu uga soo tagay dhulka soomaali galbeed.
Halkan Ka Dhageyso Xalqada 5-aad. Ee Wareysiyada Maxaabiistii Boosaaso.
Calamada.com
Mansha allah allahu akbar