Idaacadda Islaamiga Al-andalus waxey idiin soo gudbineysaa silsilado wareysiya ah oo ay la yeelatay maxaabiistii ay Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalkii ka dhacay xabsiga ugu weyn ee magaalada Boosaaso 21-kii bisha Rajab sanadka 1442-Hijri.
Cabdi llaahi Cabdi salaam waxa ay maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka Puntland xabsiga ugu weyn magaalada Boosaaso ku xireen sanadkii 1440-kii hijri kuna beegan 2019-kii kadib markii ay dambi uga dhigeen inuu iska difaacay Tuugo ama burcad kusoo weerartay hooygiisa oo ku yaala magaalada Boosaaso kuwaasi oo doonayay iney dhac u geystaan.
Muddo Saddex sano ku dhaw ayuu cabdi lllaahi si dulmi ah ugu xirnaa xabsiga ugu weyn Boosaaso tacdiibin aan kala joogsi laheen ayuu la kulmayay muddada uu xabsiga ku jiray, Waxeyna taasi sababtay in dhib weyn uu kaga dhaca dhanka Feeraha waana uu diiday maamulka Puntland in Cabdullaahi la daaweeya.
Halkan Ka Dhageyso Xalqada 4-aad Ee Wareysiyada Maxaabiistii Boosaaso.
Calamada.com