Maxkamada Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa fulisay xad ka mid ah xuduuda Allaah kaas oo ka dhacay fagaaraha deegaanka Booco ee hoostaga magaalada Beledweyne.
Xadka oo ahaa xaddu zinaa waxaa lagu fuliyay gabar iyo wiil iska sineystay, Wiilka oo aan wax guur ah soo marin ayaa lagu dhuftay boqol garbaash halka gabadha oo horay guur usoo martay la rajmiyay oo dhagax lagu dilay.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xukunka Maxkamada WI Hiiraan.
Calamada.com