Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay Filim Documentary ah oo looga qisoonayo halgankii iyo Sooyaalkii Jihaad Ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.
Filimka oo loogu magacdaray Masiirka Sugnaanta ayaa waxaa si aad ah looga hadlayaa halganka iyo taariikhda jihaadka ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Taqabbala hullaah,waana markii ugu horreysay oo filim lagu soo muujiyo Wajiga Sheekh Abuu Zubeyr Hoggaamiyihii Hore ee Xarakada Al Shabaab.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay warbixin xiiso badan oo ay kaga hadleysa Filimka looga taarikheynayo Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Taqabala hullaah Amiirkii hore ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Filimka.
Calamada.com